Qolka Dhaqanka

Hiddaha iyo Dhaqanka

qoraalo , sawirro iyo sheekooyin ku saabsan hiddaha iyo dhaqanka bulshada

Dhammaan Qoraalo Muuqaalo Su'aalo Rayi ururin
Awoodda Garsoorka DHAQAN

Awoodda Garsoorka

GUDDI / ( Awoodda Garsoorka ) Hore waxaan uga soo hadalney laba ka mid ah saddexda awoodood ee Nidaam-siyaasadeedka dhaqan ee  Ciise ku dhisan yahay kuwaas oo ahaa:1.   Ugaaska 2.   Ganda...

0 faallo 41 daawasho
xeer ciise DHAQAN

xeer ciise

"EEBBAHAY XUGUN BUU IGA ABUURAY,AABBAHAYNA XEER BUU II DHIGAY"Xeerka beesha Ciisaha waxa la dhigay dhammaadkii qarnigii lix iyo tobnaad. Haddaba waqtigaa reer Yurub halkay marayeen? Hoogg...

0 faallo 86 daawasho
Awoodda  2aad (GANDE) DHAQAN

Awoodda 2aad (GANDE)

Waxaan hore u soo tilmaaney in nidaam-Siyaasdeedka Beesha Ciise ku dhisan yahay saddex awoodood oo kala ah : - Ugaaska- Gandaha iyo Gudiga,waxaan ka soo hadalney Ugaaska . Qaybtii ...

0 faallo 160 daawasho
Nidaam -Siyaasadeedka Beesha  Ciise: dimuquraadiyad ay gaar u leeyihiin 1 DHAQAN

Nidaam -Siyaasadeedka Beesha Ciise: dimuquraadiyad ay gaar u leeyihiin 1

Nidaamka siyaasadeed ee dhaqanka beesha Ciise wuxuu ku dhisan yahay saddex awoodood oo waaweyn : 1. Ugaaska 2. Gandaha 3. Gudidda 1- Ugaaska Ugaas waa magaca ay Beesha Ciis...

0 faallo 206 daawasho